Desktop Schools Popup

District 196 exploring replacement options for FeePay

On Wednesday, February 18, the Board of Directors of Sourcewell Technology unanimously agreed to discontinue the FeePay fee management and online payment portal used by approximately 40 school districts in Minnesota and Wisconsin.

District 196 will continue to use FeePay through this school year and plan to have a replacement service in place for the start of the 2020-21 school year this fall. Even before Wednesday’s announcement, district staff had started researching platforms to replace FeePay, which is used to place money in students’ meal accounts, pay school fees and register for activities. Sourcewell Technologies has committed to support districts in our transition to a new service and we will keep you informed throughout the process.

The auto-pay feature is not currently available on FeePay, but users can request to receive low-balance email alerts when their child’s meal account dips below a level they select. We apologize for the inconvenience and frustration caused by the FeePay service and will continue to work with you to resolve any issues you may be having; call 651-423-7707 for assistance.

We ask for your patience in making this change to a new online payment and registration service this year.

###

El miércoles 18 de febrero, la Junta Directiva de Sourcewell Technology acordó unánimemente descontinuar el servicio de gestión de cuentas y el portal de pagos en línea de Fee Pay utilizado por aproximadamente 40 distritos escolares en Minnesota y Wisconsin.

Continuaremos usando el portal de FeePay hasta el final del año escolar con planes de tener un servicio de reemplazo para el comienzo del año escolar 2010-21 en el otoño. Incluso antes del anuncio del miércoles 18 de febrero, el personal del distrito había comenzado a investigar plataformas para reemplazar FeePay, que es el sistema que se utiliza para depositar dinero en las cuentas de comida de los estudiantes, pagar cuotas escolares e inscribirse en actividades. Sourcewell Technologies se ha comprometido en apoyar a los distritos durante la transición a un nuevo servicio. Los mantendremos informados durante todo el proceso.

La función de pago automático en FeePay no esta disponible en estos momentos, pero los usuarios pueden solicitar que les envíen alertas por correo electrónico cuando los balances de las cuentas de sus hijos tengan un saldo por debajo del que usted seleccione en el sistema. Nos disculpamos por cualquier inconveniencia o frustración causadas por el servicio de FeePay. Nosotros continuaremos trabajando con ustedes ayudándolos con cualquier problema que puedan tener. Por favor llame al 651-423-7707 para asistencia

Les pedimos su paciencia durante el cambio a un nuevo servicio de pagos y registros en línea.

###

Arbacada bisha Febraayo 18 ay ahayd, Gudiga Agaasimayaasha ee Sourcewell Technology  (Board of Directors of Sourcewell Technology) waxay si wadar ah isugu raaceen inay joojiyaan khidmadii maamulka aalada la yiraa FeePay iyo ku bixinta lacagaha lagu bixin jiray khadka (online)ka ee ay isticmaali jiraan qiyaastii 40 gudoon waxbarasho oo ku yaal Minnesota iyo Wisconsin.

Waa aanu sii wadi doonaa isticmaalka aalada FeePay inta ka harsan sannad-dugsiyeedkan waxaana noo qorshaysan in adeegyadii bedeli lahaa iyada ay diyaar noqdaan bilowga dayrta sannad-dugsiyeedka 2020-21. Xataa ka hor ku dhawaaqan Arbacadii la sameeyey, shaqaalaha gudoonku waxa uu bilaabay baaritaan ah cidii lagu bedeli lahaa FeePay, kaa oo loo isticmaali jiray in ilmaha lacag loogu rido xisaabtiisa cuntooyinka, lagu bixiyo khidmadaha iskuulka iyo in la isugu diiwaan geliyo xarakooyinka iskuulaadka. Sourcewell Technologies waxa ay balan qaaday inay ka gargaarto gudoonada u gudbida adeega cusub waana idin la socodsiin doonaa wixii soo kordha dhamaan inta hawshaani socoto.   

Habka toos wax u bixinta hadda ma uu laha FeePay, laakiin isticmaalayaashu waxa ay codsan karaan inay helaan emayl u dhigta kolka lacagta meesha ugu jirtaa ay ka yaraato heer ay iyagu sii xusheen. Waa ka xun nahay wixii lugeeyo ama hawl ah ee uu kalifo adeega FeePay waxa aanu sii wadi doonaa inaan idin kala shaqeyno xalinta wixii dhib ah ee idin soo gaara; wac 651-423-7707 si aad gargaar u hesho.

Waxa aan idin waydiisanaynaa samir inta aan sameynayno isbedelkan oo aan u wareegayno hab cusub oo khadka (online) ka oo wax lagu bixiyo iyo diiwaan gelinta adeega sannadkan.